Jen. Odowaa oo Balidoogle kula kulmay ciidamada Danab & kuwa Maraykanka (Sawirro)

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka, Jeneraal Odowaa,Yuusuf Raage ayaa gaaray Saldhigga Balidoogle oo ay degan yihiin guutada 16aad Ciidamada Kumaandoska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab iyo ciidamo Maraykan ah. Taliyuhu wuxuu Kulamo la qaatay, Saraakiisha iyo Ciidamada Danab iyo kuwa Maraykanka ee saldhigaas jooga isagoo ku boggaadiyey guulaha joogtada ah ee ay kasoo hoyaan, Dagaalka lagula … Continue reading Jen. Odowaa oo Balidoogle kula kulmay ciidamada Danab & kuwa Maraykanka (Sawirro)